Maamulayaasha Iskuullada Muqdisho oo ka cawday Natiijada Imtixaankii Dugsiyada Sare (Sawirro)

Maamulayaasha qaar ka mid ah iskuullada Dalk gaar ahaan Gobolka Banaadir oo shir jaraa’id ku qabtey Muqdisho waxay uga cawdeen natiijada imtixaankii dugsiyada sare ee dalka oo dhawaan ay soo bandhigtay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.   Maamulayaashan ayaa waxay sheegeen in sababta ay saxaafadda ula hadleen ay tahay kaddib markii ay ku soo laalaabteen cabashooyin kaga … Continue reading Maamulayaasha Iskuullada Muqdisho oo ka cawday Natiijada Imtixaankii Dugsiyada Sare (Sawirro)